90 CISHO TRZ
Private group
2 members
Free
Ku soo dhawoow 90 cisho group
Waxaan kugu soo dhaweyneena inaad nagu soo biirtay.
Halkan, waxaan isku diyaarineynaa inaan gaarno hadafkeena caafimaad iyo awoodba,
bilowga sanadka cusub 2025 si aan u helno jir qurux badan. maskax cafimaad qabta
Halkaaan waxaad ka heli doonto dad adiga camal hami muuqda u dagaalamaya, dhiirrigelin, jookta ah, iyo talooyin xirfadeed oo ku saabsan cunto, jimicsi, iyo horumarka guud. e nolosha.
waxaad heli doontaa.
  • jimicsi iyo nafaqo cunto lagaa soo baaaray. jimicsiyo asbuuc walbo ah.
  • kulamo aaad la yeelaneyso coach maalin walbo oo axad ah si fursad ad ugu hesho ka jawaabida su'aalahaaga. (axad walbo)
  • Waxaan halkan u joognaa inaan kugu hagno wadada toosan ee isbedelka jirkaaga.
  • Xasuusnow, waxaad qeyb ka noqoneysaa bulsho is tageereysa sidoo kalena wadaagaya safarka caafimaadka!
  • Hada waa adiga waqtigaaga Ka qayb qaado, la wadaag guulahaaga, oo ha ilaawin inaad raacdo tababarada usbuuca! (couch sabrie)
90 CISHO TRZ
skool.com/wellnessprime-9332
Ku soo dhawoow barnaamijka '90 Cisho'! Halkaan waxaad ka heli doontaa tababaro adag, talooyin caafimaad, iyo bulsho ku tagaeerta (isku bedel 90 cosho)
powered by